KU BARO
QURAANKA ONLINE
Ku Baro Quraanka Kariimka iyo Culuumtiisa Si Online ah adiga iyo Ubadkaaguba, Idinkoo Isticmaalayaa “SKYPE” , Meel-kasta oo aad caalamka ka Joogtaan iyo Waqtiga aad Jaaniska leedahay.
Dugsiga Abraar ee Barashada Quraanka Kariimka iyo culuumta diiniga ah, Wuxuu kuu diyaariyay casharo iyo duruus Tayo leh sida; Higaada Carabiga, Xifdiga Qur’aanka iyo Tajwiidkiisa, Tafsiirka Quraanka, Ducooyinka, Tarbiyada islaamka (Islamic Studies), Xadiiska iyo casharo kale oo Diini ah.
