ADDITIONAL INFORMATION

Zoom

Link to Joint the School: Abraar136@gmail.com

SKYPE

Casharada dugsiga Abraar Online Academy waxa lagu bartaa SKYPE, si aad Ula soo degto Application-ka SKYPE Calaamadan taabo ama Guji.

Marka aad la soo degto App-ka SKYPE, Waxaad ka raadisaa qaybtaa Search (Dadka laga raadiyo) cinwaanka dugsiga waxaadna ku qortaa Emailkan hoos ku xusan.

Email:            Abraar136@gmail.com

Ama Link-gan taabo si toos ah ayuu kuu geynayaa Account Dugsiga Abraar ee Skype-ka.

https://join.skype.com/invite/dhPVYUT5atyj

VIBER

Sidoo kale waxaad ku Qaadan kartaa Casharada VIBER:

Si aad ula soo degto Appliaction-ka Viber Calaamadan taabo ama Guji

Marka aad la soo degto VIBER-ka waxaad naga soo wacdaa Numberkan:

+ 252 63 3997590

Contact number:

WhatsApp: +1 (612) 428-1708

Email: info@abraaronlineacademy.com

Halkan ka Akhriso Quraanka

Asc Dhamaan ardayda Qiimaha badan halkan Waxaan idiinku soo gudbinaynaa labo website (2 Websites) oo aad ka akhrisan kartaan Quraanka Kariimka Waqtiga aad ku gudo jirtaan diyaarinta casharada Quraanka.

Waxayna runtii kaa caawin doonaan inaad si sahlan u sii diyaariso Quraanka, Si aan u gudo gasho, kaliya taabo link-ga hoose.

Allah’s Word: http://www.allahswords.com/

House of Quran: http://www.houseofquran.com/qsys/quranteacher1.html