Ardayga u baahan in laga dhiso akhriska iyo kicinta Quraanka Waxa Dugsigu u diyaariyay manhaj iyo Qaabka ugu haboon ee ardaygu Quraanka ku akhrin karo Quraanka si sax ah oo Tajwiid leh.
Waxa macalimiitu dugsiga ardayga Baranaya Qiraa’da Quraanka loo diyaariyaa inuu Quraanka si Fudud uga akhrisan karo Kitaabka isagoo ku akhrinayta Tajwiid.
Normal Bundle
Special Bundle