NAGU SAABSAN

Abraar Online Academy

Ku Baro Quraanka Online

Abraar Online waa Machad diini ah oo lagu Barto Quraanka Kariimka iyo Culuumta islaamiga ah si Online, Fadhigiisuna yahay Magaalada Hargeisa lagana diiwaan galiyay Wasaarada diinta iyo Awqaafta. Casharada dugsiga Abraar Online lagu barto waxa ka mid ah Xifdiga Quraanka kariimka, Higaada Carabiga, iyo Culuumta kala duwan ee diiniga ah, Casharada waxa ardayga loogu soo gudbiyaa Hab casri ah oo Maqal iyo Muuqaalba leh.

Machadku wuxuu ka Hawl-galaa Qaaradaha kala duwan ee: America, Australia, Europe iyo Asia, Waxa wax ka baran kara machadka qof kasta (Qof wayn oo waalida iyo caruurba).

Machadku wuxuu Ardayda u diyaariyay waxbarasho Online ah oo Tayo sare leh iyo Macalimiin xul ah oo Aqoon buuxda iyo khibrad u leh waxbarashada Online-ka iyo ku Bar-baarinta ubadka Tarbiyada islaamka, Waxayna u Taba-baran yihiin soo saarida Qoys muslim ah oo Akhlaaq ahaan iyo Aqoon ahaanba u dhisan.

Daawo Qaabka Casharada

ARDAYDA DUGSIGA
+
MACALIMIINTA
+
ARDAYDA DHAMAYSAY
+

FEEGA DUGSIGA - BISHII ( 1 ARDAY)

$ 30

Normal Bundle

✔️ 1 week oo bilash ah tijaabi
✔️ Dooro Waqtiga Kugu Haboon
✔️ Macalimiin Aqoon leh
✔️ Ku Baro Gurigaaga
HADDA IS-QOR

$ 50

Special Bundle

✔️ 1 week oo bilash ah tijaabi
✔️ Dooro Waqtiga Kugu Haboon
✔️ Macalimiin Aqoon leh
✔️ Ku Baro Gurigaaga
HADDA IS-QOR

Wixii Faah-faahin dheeraad ah, Waxaad Nagala soo xidhiidhi kartaa halkaan