QUR’AN AL-KARIIM
Nabigu wuxuu yidhi SCW “Waxa idiinku Khayr badan Midka Quraanka barta Dadkana sii Bara”
Ku Baro Quraanka Online Si Fudud adiga oo Gurigaaga Jooga Waqtiga aad Jaaniska Leedahay
QUR’AN AL-KARIIM
Macalimiinta Machadka Abraar waxay ka caawinayaan Ardayga inuu Quraanka kor ka xifdiyo Waqti kooban iyadoo Ardayga Tajwiid ahaan iyo Xifdi ahaan-ba loo diyaarinayo. Waxa ardayga loo samaynaya Hal-beeg (Target) uu ku socdo intuu xifdiga Quraanka ku jiro.
Waxa uu raacaya Dugsiga Abraar dariiqooyinka ugu Fudud uguna Faa’idada badan ee lagu xafidiyo Quraanka Kariimka waqti kooban. Macalimiintu waxay uga war haynayaan ardayga si dhaw, Quraanka sare iyo ka uu kasoo gudbay.
Marka uu ardaygu dhameeyo waxa la loo dirayaa Shahaahda Dugsiga, Waxaana loogu gaynayaa Address Gurigiisa meelkasta oo uu caalamka ka Joogo, Waxaana uu noqonaya Arday xaafid ah oo leh aadaabtii Quraanka, Sidoo kale anfaca naftiisa iyo waalidkii iyo guudahaan dadkiisa, Una diyaarsan Tartamada iyo Musaabaqaadka Qur’aanka inuu kaga qayb gali karo kalsooni buuxda.
Halkan ka Akhriso Quraanka
Dhamaan Ardayda Qiimaha badan, Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa labo website (2 Websites) oo aad ka akhrisan kartaan Quraanka Kariimka Waqtiga aad ku gudo jirtaan diyaarinta casharada Quraanka.
Waxayna runtii kaa caawin doonaan inaad si sahlan u sii diyaariso Quraanka, Si aad u gudo gasho, kaliya taabo link-ga hoose.
Allah’s Word: http://www.allahswords.com/
House of Quran: http://www.houseofquran.com/qsys/quranteacher1.html
ARDAYDA DUGSIGA
MACALIMIINTA
ARDAYDA DHAMAYSAY
FEEGA DUGSIGA - BISHII ( 1 ARDAY)
$ 30
Normal Bundle
✔️ Dooro Waqtiga Kugu Haboon
✔️ Macalimiin Aqoon leh
✔️ Ku Baro Gurigaaga
$ 50
Special Bundle
✔️ Dooro Waqtiga Kugu Haboon
✔️ Macalimiin Aqoon leh
✔️ Ku Baro Gurigaaga
