HIGAADA CARABIGA

Ilmaha iyo Qofka oo marka hore Akhriska Higaada si fiican loo Baraa waxay Furre u tahay inuu si sahlan oo xiiso leh u Barto Quraanka iyo Culuumtiisa

HIGAADA CARABIGA

Higaadu waa bar bilawga ama waxa ugu horeeya ee la baro arday kasta oo rabo inuu Quraanka si fiican u akhristo. Buuga Higaada ama manhajka aanu dhignaa waxa uu ardayga ka dhigayaa qof ugu dhawaaqa xuruufta carabiga si saxa iskuna xidhi kara xuruufta iyo kalmadaha carabiga. Marka ardaygu uu dhameeyo higaada waxa uu ardaygu noqonaya qof akhrisan kara Quraanka kaligii si fudud oo sahlan.

Manhajka Dugsiga Abraar ee Barashada Higaada Carabiga (Far-Barashada iyo Far-Akhriska) wuxuu u Qaybsamaa 4 Qaybood (Level):

  1. Beginning Level: (Marxaladda 1-aad): Inta ardaygu ku Jiro Marxalada Koobaad waxa laga dhisaa Qoraalka iyo Kixinta Xuruufta Xarabiga iyo Isku xidhka Erayada Carabiga, Waxaana ardayga la siiyaa Buuga uu ka Qaadanayo Casharka.
  2. Intermediate Level (Marxaladda 2-aad): Marka Ardaygu ka dhismo Qoraalka iyo Kicinta waxa loo bilaabaa In Uu kiciyo erayo kooban oo Quraanka ah si Casharadii uu soo qaatay loogu dabaqo Quraanka.
  3. Upper intermediate level (Marxaladda 3-aad): Waxa ardayga marxaladan la baraa erayada Carabiga iyo Macnahooda, si uu uga dhismo fahamka luuqada carabiga iyo macnaheeda.
  4. Advanced Level (Marxaladda 4-aad): Waxa Ardayga la baraa Qaybaha ugu Muhiimsan Axkaamta Tajwiidja iyo Naxwaah Carabiga.

Ardaygu wuxuu Marxal walba qaadan doonaa waqti ku filan Casharadana waxa lagu bari doonaa si maqal iyo Muuqaal ah, Marka uu dhamaysto 4-ta marxaladood waxa uu noqonayaa arday dhinac walba oo Carabiga ka dhisan oo wax walba oo Carabi ku Qoran akhrisan kara sidoo kale fahmi kara.

Marka uu qayb walba dhameeyo waxa la siino doonaa ardayga IJAAZO (SHAHAADADA DUGSIGA), Waxana loogu diri doonaa Address-ka Gurigiisa meel walba uu caalamka ka joogo.

ARDAYDA DUGSIGA
+
MACALIMIINTA
+
ARDAYDA DHAMAYSAY
+

FEEGA DUGSIGA - BISHII ( 1 ARDAY)

$ 30

Normal Bundle

✔️ 1 week oo bilash ah tijaabi
✔️ Dooro Waqtiga Kugu Haboon
✔️ Macalimiin Aqoon leh
✔️ Ku Baro Gurigaaga
HADDA IS-QOR

$ 50

Special Bundle

✔️ 1 week oo bilash ah tijaabi
✔️ Dooro Waqtiga Kugu Haboon
✔️ Macalimiin Aqoon leh
✔️ Ku Baro Gurigaaga
HADDA IS-QOR