Dugsiga Abraar ee Barsahada Quraanka iyo Culuumta Islaamiga ah waxa uu Kuu diyaariyay Barashada Tafsiirka Quraanka Kariimka ah oo aad ku baran karto Hab aad u fudud waxaadna ku Qaadan Kartaa Luuqada Soomaaliga, English ama Carabi.
Darsiga Tafsiirka waxa Ardayga la Baraa Macnaha saxda ah ee Quraanka Kariimka ah sidoo kale waxa ardayga loo mariyaa Qadarka Ku munaasibka ah. Casharka tasiirka marka ardaygu dhameeyo Juzz walba waxa ardayga lagaa Qaadaa Imtixaan (Test) lagu xaqiijinayo in Ardaygu Juzz-ka u dhamaaday uu si wacan u fahmay.
Marka Ardaygu dhameeyo Tafsiirka Quraanka Kariimka ah waxa laga qaadaa Imtixaan Guud oo ah Dhamaan Juzzazka Quraanka waxaana la Gudoonsiiyaa Shahaadada Dugsiga Abraar iyadoo loogu dirayo Address-ka Gurigiisa meel kasta oo uu caalamka ka joogo.
Normal Bundle
Special Bundle